All Ciyaaro,
Dhismihii Istaadiyo Muqdisho
Posted by Abdulnasir Al MaqZuumi
Published on Friday, October 24, 2014
Dhismihii Istaadiyo Muqdisho
Sanadkii 1974 ayay Dawladda Shiinaha dhistey Istaadiyo Muqdisho. Wuxuu garoonka noqday mid martigelin kara kooxaha ka yimaada Koobka Bariga iyo Bartamaha Africa ama CECAFA Cup.
Sidoo kale kooxa ka yimaada Ururka Carabta ayaa lagu martigelin jirey Istaadiyo Muqdisho.
Dib U Habeyntii Ciyaaraha Naadiyaasha iyo Koobka Gobollada
Xiisaha ay dadweynaha u muujiyeen daawashada iyo guud ahaan taageerada noocyada kala duwan, gaar ahaan, ciyaaraha kubada cagta waxay sababtey 1970yadii in dowladii Kacaanka ay dib u habeyn casriyeysan oo dhan walba ka dhisan ku sameyso horumarinta Isboortiga Soomaliyeed.

0 comments
Readers Comments