Welcome Guest!
twitter facebook rss

,

Maqaal Diini Tahajudka Guriga Ma Ku Tukan Karaa? Sheekh Maxamed idiris

Salaad Tahajud
Tahajudka Guriga Ma Ku Tukan Karaa?

Aslmlclk, sheikh waxan ku weydinaya su'al , tahajudka masajidka xafadena ku yalla habenki laguma tukado tarawixda bay tukadan khalas , kuwo kalana wa na fogyihin cid I raceysa ama I kaxeynaysa maleh hadan gurigayga ku tukado ma cadi ba , tankale hadan quranka kitabka ka aqriyo madama anan xifdisanen o habenki juz ku tukado kitabkana ka aqriyo ma cadiba jzakalah ilahay cibadada hanaga aqbalo ,ina so duce sheikhow jamacad ban dhigta in ilahay I fududeo cilmiga an ka baranayana mid wax anfaca ilahay inu iga dhigo a
---------------------------
Wsww, Walaal Salaadda Taraawiixda ama Tahajudka Waa Sunno, waajib maaha in Masjidka lagu tukado, hadaad gurigaaga ku tukato waad heli kartaa, waa arrin wanaagsan jamaca Muslimiinta hadaad heli karto laakiin waajib maaha, markaa gurigaaga waad ku tukan kartaa, ku dadaal ducada iyo khushuuca, kitaabkana waad ka akhrin kartaa qur'aanka hadii aadan xifdisanay, kuna dadaal hadba intaad ka xifdin karto Qur'aanka inshallaah, wabillaahi tawfiiq..

0 comments

Readers Comments

Latest Posts

Sponsored By

Featured Video

Our Sponsors

Our Sponsors

Visit Nepal Info and Guide