Welcome Guest!
twitter facebook rss

,

Taariikh Magaalada Hargeysa

Hargeysa_memorial
Hargeysa waa magaalada labaad ee ugu weyn Wixi La Isku Odhan Jiray Soomaaliya

Hargeisa Waa Casimada Dalka Ka Go,ay Soomaaliya Walow Aan Wali La Aqoonsan Lakin Wuxu Lahaa Labadanki Sano Ee Uu Danbeyay Mamul Ka Madax Banan Ka Muqdisho .

Hargeisa Waxay Caan Ku Tahay Oo Dalxiis Logu Imada Buurta Laas Geel Oo Ay Ku Sawiran Yihin Ansaar Ama Farshaxan Kas Oo Ay Ka Muuqdan Dhaqanka Dadka Afsomaliga Ku Hadla Oo Ah Reer Guura Iyo Xoolo Dhaqto Magalada Hargaysa Waxay Kale Oo Ay Caan Ku Tahay Taalada Guumaystihi Ingiriska Iyo Taalada Kale Oo Ah Macankagi Kaliya Taliya Ahaa Ee Siyad Bare Taas Oo Ah Diyarad Si Xasuus Leh Loogu Xardhay Bartamaha Magalada Hargeisa

Hargaysa Waxay Ahayd Meel Ay Dhirtu Ku Badan Tahay Waxayna Ahayd Meel Bahalo Galeen Ah Sida Tariikhada Ku Cad Waxa Magalada Asasay Culimo Awdiin Kas Oo Ka Dhisay Masajid Iyo Meelo Digriga Iyo Quranka Lagu Barto Tas Oo Sahashay Inay Imaad Oo Ay Soo Dagan Dad Badan Madama Somalidu Dinta Jeceshahay

0 comments

Readers Comments

Latest Posts

Sponsored By

Featured Video

Our Sponsors

Our Sponsors

Visit Nepal Info and Guide