Welcome Guest!
twitter facebook rss

,

Taariikh Magaalada Kismaayo

Magaalada Kismaayo
Magaaladaan waa caasimada gobolka jubbada hoose, waxaayna caasimada muqdisho u jirtaa 528km.

Kismaayo waxaa hormaro Wabiga Jubba oo biyahiisa ku shubo Badweynta Hindiya. Waxa uu maraa meel 15km u jirta magaalada. oo u dhaw Goobweyn, Shacabka degan magaalada Kismaayo waxaa ay gaarayaan ilaa 73,300 oo qof, (dad tiriskii lagu soo qiyaasay sanadka 2011). .

Dadka dago magaalada kismaayo waa dad is jecel kahor dagaaladi sokeeyana qabiil lagama aqaanin magaalada waxaana la isgu yeeri jirey reer kismaayo ama reer jubada hoose . Dowladii Ajuuraan,

waxaana ku xigay Saldanadda Geledi.Sanadka marka oo u dhaxeeyay 1836di ilaa 1861di waxaa deegaanada jubooyinka oo markii hore loogu yeeri jiray (BASSA JUBBA) sheegan jiray saldaanadii Muscat (hadda cumaan) oo markii danbe la shaqeeyay Ingiriiska Bariga Afrika.Sanadka marka oo ahaa 1925

goblada jubooyinka waxaa ka mid noqdeen Talyaaniga ee Soomaaliya.
Taariikhda marka ee ahayd 1 Luuliyo 1960 kii waxaa labadii gobol ee Koonfur ta iyo Woqooyiga kismaayo waxay qayb ka noqotay goboladii xoroobey ee Jamhuuriyada Soomaaliya,

0 comments

Readers Comments

Latest Posts

Sponsored By

Featured Video

Our Sponsors

Our Sponsors

Visit Nepal Info and Guide